Pettson halkar och gör illa foten precis innan jul. Findus blir ledsen, och tror inte att det blir någon riktig jul. Men som tur är, så finner Pettson på råd...
Oday baashe iyo deriskiisii
Oday Baashe iyo Farxaan waxa ay u diyaargaroobayaan ciidda. Waxa ay si degdeg ah u nadiifiyeen gurigoodii. Waxa keliya ee u dhimani waa in ay cuntadii ay ciidda cuni lahaayeen soo iibsadaan.
Balse si lamafilaan ah ayay u dhaceen wax aanay filanayni. Oday Baashe ayaa lugta ka dhaawacmay. Way adag tahay in uu dukaanka ka soo adeego iyo in uu qabsado hawlihii kale ee ka qabyada ahaa. Oday Baashe iyo Farxaan oo ka werwersan sida ay u ciidi doonaan ayaa waxa mar qudha u soo wareegay deriskoodii. Waxa ay u keeneen cunto iyo wax kasta oo ay u baahnaayeen. Sida ay deriskoodu u caawiyeen waxa ay u qaadan waa ku noqotay oday Baashe iyo Farxaan.
ArbetstitelOday Baashe iyo deriskiisii
Standardpris249.00
Illustrerad Orginaltitel
Åldersgrupp3-6
BandtypInbunden
Recensionsutdrag
Läsordning i serie
MediatypBok
AvailableToOrder IsContractProduct Inlaga
Sidor32
Publiceringsdatum2019-09-25 00:00:00
FörfattareSven Nordqvist
erpOwnsPrice Kort Beskrivning
Storlek
Färg
IsBokinfoProduct BokinfoStatusCode21
SeriesTitle